Taliyihii Nabad-sugida Puntland ee gobolka Mudug ee goor dhow toogasho lagu dilay

Taliyihii Nabad-sugida gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa caawa maqribnimadii lagu dilay woqoayiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka. Dilka Col. Aadan Xaashi Cilmi (Farey) ayaa ka dhacay Xaafad lagu Magacaabo Suuq Barwaaqo oo uu ku sugnaa, waxaana weerar ku soo qaaday dabley bastoolado ku hubeysan oo rasaas ku furtay. Col. Aadan Xaashi Cilmi (Farey) ayaa markiiba … Continue reading Taliyihii Nabad-sugida Puntland ee gobolka Mudug ee goor dhow toogasho lagu dilay